Sare u kac laga dareemayo Qiimaha Kalluunka suuqyada Muqdisho

Waxaa sare u kacay ku yimid qiimaha lagu kala iibsado kalluunka Nuucyadiisa kala duwan ee Suuqyada magaalada Muqdisho,taasi oo saameynteed laga dareemayo bulshada dhexdeeda. Qiimo...

Daawo Sawirada ururka iskaashatooyinka Sh/dhexe oo Jowhar shir ugaga furmay

Kulan ay ka soo qeybgaleen maamulka gobolka Sh/dhexe iyo ururada ku mideysan Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka gobolka Sh/dhexe ayaa lagu qabtay xarunta ururka iskaashatooyinka...

Ururka iskaashatooyinka Soomaaliyeed oo hirgeliyay isbitaal cusub “SAWIRRO”

Munaasabadan oo lagu weyneynayay sanadguuradii 43aad oo ku beegan markii la aasaasay urururka dhaqdhaqaaqa iskaashatooyinka Soomaaliyeed isla markaana xarigga looga jarayay isbitaal ay sameysay...

Beeraaleyda oo u diyaargaroobaya….

Beeraleyda ku dhaqan Gobolka shabeelaha dhexe ayaa  wada u diyaar garowga Xilliga Guga, ka dib markii xilliga Deyrta uu si aad ah u yaraa...

WARBIXIN ISKAASHATADA AL NACIIM OO KU GUULAYSATAY . . . . . . .

Iskaashatada Al Naciim oo ka mid ah Iskaashatooyinka ka dhisan gobolka Shabeelaha dhexe ayaa si rasmi ah ugu guuleysatey in buur weyn oo loogu...

Follow us

0FansLike
886FollowersFollow
4,987SubscribersSubscribe

Latest news