Sare u kac laga dareemayo Qiimaha Kalluunka suuqyada Muqdisho

Waxaa sare u kacay ku yimid qiimaha lagu kala iibsado kalluunka Nuucyadiisa kala duwan ee Suuqyada magaalada Muqdisho,taasi oo saameynteed laga dareemayo bulshada dhexdeeda. Qiimo...

Golaha Wasiirada Oo Meel Mariyay Dib u Howlgelinta Iskaashatooyinka Soomaaliyeed

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo kulankan Warbixino...

Ururka iskaashatooyinka Soomaaliyeed oo hirgeliyay isbitaal cusub “SAWIRRO”

Munaasabadan oo lagu weyneynayay sanadguuradii 43aad oo ku beegan markii la aasaasay urururka dhaqdhaqaaqa iskaashatooyinka Soomaaliyeed isla markaana xarigga looga jarayay isbitaal ay sameysay...

WARBIXIN ISKAASHATADA AL NACIIM OO KU GUULAYSATAY . . . . . . .

Iskaashatada Al Naciim oo ka mid ah Iskaashatooyinka ka dhisan gobolka Shabeelaha dhexe ayaa si rasmi ah ugu guuleysatey in buur weyn oo loogu...

Beeraaleyda oo u diyaargaroobaya….

Beeraleyda ku dhaqan Gobolka shabeelaha dhexe ayaa  wada u diyaar garowga Xilliga Guga, ka dib markii xilliga Deyrta uu si aad ah u yaraa...

Union of Somali cooperatives Movement donates floods areas occurred in Middle Shabelle Region

 (UDHIS) has today presented a donation of empty bags and medicines undertaken by the flooding river to the Middle Shabelle Region. Mohamed Abukar Afrah ,...

Follow us

0FansLike
886FollowersFollow
4,987SubscribersSubscribe

Latest news