Daawo Sawirada ururka iskaashatooyinka Sh/dhexe oo Jowhar shir ugaga furmay

Kulan ay ka soo qeybgaleen maamulka gobolka Sh/dhexe iyo ururada ku mideysan Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka gobolka Sh/dhexe ayaa lagu qabtay xarunta ururka iskaashatooyinka...

Ururka iskaashatooyinka Soomaaliyeed oo hirgeliyay isbitaal cusub “SAWIRRO”

Munaasabadan oo lagu weyneynayay sanadguuradii 43aad oo ku beegan markii la aasaasay urururka dhaqdhaqaaqa iskaashatooyinka Soomaaliyeed isla markaana xarigga looga jarayay isbitaal ay sameysay...

Ururka Udhis oo deeq Jawaanno iyo Dawo ah gaarsiiyay G.Sh.Dhexe

Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashaatooyinka Soomaaliyeed ayaa maanta gaarsiiyay deeq isugu jirta jawaano faaruq ah iyo dawooyin wax loogaga qabanayo fatahaada wabiga Shabeelle maamulka gobolka Sh/dhexe. Guddoomiyaha...

WARBIXIN ISKAASHATADA AL NACIIM OO KU GUULAYSATAY . . . . . . .

Iskaashatada Al Naciim oo ka mid ah Iskaashatooyinka ka dhisan gobolka Shabeelaha dhexe ayaa si rasmi ah ugu guuleysatey in buur weyn oo loogu...

Follow us

0FansLike
886FollowersFollow
4,987SubscribersSubscribe

Latest news