Home Blog

Sare u kac laga dareemayo Qiimaha Kalluunka suuqyada Muqdisho

Waxaa sare u kacay ku yimid qiimaha lagu kala iibsado kalluunka Nuucyadiisa kala duwan ee Suuqyada magaalada Muqdisho,taasi oo saameynteed laga dareemayo bulshada dhexdeeda. Qiimo kororkan ku yimid Kalluunka ayaa ka dambeeyey markii ay bilowdeen mowjido dabaylo ah oo ku dhufta deegaan Xeebeedyada Muqdisho,kuwaasi oo saameyn ku yeeshey wax soo saarkii Kalluunka. Wariyaasheena ayaa booqday Suuqa lagu iibiyo Kalluunka ee kuyal...

UNION OF SOMALI COOPERATIVES MOVEMENT

(Somali Language- UrurkaDhaqdhaqaaqaIskaashatooyinkaSoomaaliyeed - UDHIS-). UDHIS have workers cooperatives and promotes democratic workplaces that support the reconstruction, growth and continued development of sustainable livelihood and poverty reduction in Somalia. UDHIS were established on January 8th 1978, the result of several years of organizing on the part of private cooperatives and regional groups from around the country. Our members are cooperatives of...

Iskaashatooyinka Qaranka oo sheegay inuu dhamaaday khilaafkii dhex yaaley

Madaxda Guddiga Iskaashatooyinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa booqasho ku tegey degmada Jowhar ee xarunta dowlad goboledka Hirshabelle iyagoo la kulmay qeybaha kala duwan ee Iskaashatooyinka Gobolka Sh/dhexe. Mas’uuliyiintan oo uu horkacayay guddoomiyaha iskaashatooyinka Qaranka Cadceed Cismaan Shuuriye ayaa waxaa ka mid ahaa guddoomiye ku xigeenka koowaad iyo guddoomiye ku xigeenka labaad ee ururka iskaashatooyinka qaranka Soomaaliyeed. Mas’uuliyiintan ka socotay Iskaashatooyinka Qaranka...

Union of Somali Cooperatives movement (UDHIS)

Union of the Somali Cooperative Movement is a national federation of grassroots membership cooperatives of six major sectors (Agriculture Cooperative Union, Fishery Cooperatives, Livestock, Forestry and Incense Cooperatives Union, Small Industries and Handcrafts Cooperative Union, Transportation and Construction Cooperative Union, Consumer and Service Cooperative Union) mostly are worker cooperatives and democratic workplaces that support the reconstruction, growth and continued...

URURKA DHAQ-DHAQAAQA ISKAASHATOOYINKA SOOMAALIYEED(UDHIS)

Wejiga koowaad barnaamijka Shaqo Abuur ee Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed (UDHIS) uu wadey ayaa ku socda si wanaagsan, iyadoo Qeybaha Iskaashatooyinka ku mideysan UDHIS ay sameynayaan dadaalo xoogan. Hergelinta Xarunta Farshaxanka ee ay Shaqo ka heleen Xoogsato xirfado yaqaano ah iyo kuwa cusub oo la barey xirfado ay ku shaqeysan karaan, isuguna jira Dhalinyaro, iyo Haween ayaa lagu guuleystey, iyagoo...

Follow us

0FansLike
886FollowersFollow
4,987SubscribersSubscribe

Latest news