Home Blog Page 2

Ururka dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka G/Banaadir oo ka shiray dib u dhiska Caasimadda

kulan looga hadlayay sidii ururka dhaq dhaqaaqa iskaashatooyinka gobolka Banaadir uga qeyb qaadan lahaayeen dib u dhiska dalka iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho. Kulanka waxaa ka qeyb galay gudoomiyaha ururka dhaqdhaqaaqa iskaashatooyinka Soomaaliyeed, qaar ka mid ah ururka dhaqdhaqaaqa iskaashatooyinka, iyo martisharaf kale. Xaaji Yuusuf Cabdulle Axmed oo ka hadlay kulanka ayaa tilaamay in kulankooda...

Daawo Sawirada ururka iskaashatooyinka Sh/dhexe oo Jowhar shir ugaga furmay

Kulan ay ka soo qeybgaleen maamulka gobolka Sh/dhexe iyo ururada ku mideysan Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka gobolka Sh/dhexe ayaa lagu qabtay xarunta ururka iskaashatooyinka gobolka Sh/dhexe ee magaalada Jowhar. Kulankan ayaa waxaa looga hadlayay sidii ay iskula jaanqaadi lahaayeen lixda urur iskaashato ee ka jirta gobolka Shabellaha Dhexe iyadoo lagu soo bandhigay waxqabadka ururka iyo weliba qorshaha ururka ee soo...

Ururka iskaashatooyinka Soomaaliyeed oo hirgeliyay isbitaal cusub “SAWIRRO”

Munaasabadan oo lagu weyneynayay sanadguuradii 43aad oo ku beegan markii la aasaasay urururka dhaqdhaqaaqa iskaashatooyinka Soomaaliyeed isla markaana xarigga looga jarayay isbitaal ay sameysay ururka iskaashatooyinka Soomaaliyeed ee UDHIS ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka degmada Xamarweyne qeybaha kala duran ee ururada iskaashatooyinka, barbaarta gaashaaman, dhakhaatiir, odayaal, maamulka gobolka banaadir, dadweyne aad u...

Ururka Udhis oo deeq Jawaanno iyo Dawo ah gaarsiiyay G.Sh.Dhexe

Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashaatooyinka Soomaaliyeed ayaa maanta gaarsiiyay deeq isugu jirta jawaano faaruq ah iyo dawooyin wax loogaga qabanayo fatahaada wabiga Shabeelle maamulka gobolka Sh/dhexe. Guddoomiyaha ururka dhaqdhaqaaqa iskaashatooyinka Soomaaliyeed Maxamed Abuukar Afrax oo ka hadlay munaasabada guddoonsiinta deeqda ayaa sheegay in deeqdan ay tahay mid ay dhaqdhaqaaqa dhexdooda iska soo ururiyeen ayna ahayn tii ugu dambeysay ee uu ururka soo...

Beeraaleyda oo u diyaargaroobaya….

Beeraleyda ku dhaqan Gobolka shabeelaha dhexe ayaa  wada u diyaar garowga Xilliga Guga, ka dib markii xilliga Deyrta uu si aad ah u yaraa wax soo saarka dhinaca beeraha isla markaana ay Da’madu si aad ah u yarayd. Wakiilka Iskaashatooyinka Gobolka shabeelaha dhexe  Cismaan Nuur Ibraahim ayaa shaaca ka qaaday in la gaaray Xilliga Guga isla markaana beeralayda looga Baahan...

WARBIXIN ISKAASHATADA AL NACIIM OO KU GUULAYSATAY . . . . . . .

Iskaashatada Al Naciim oo ka mid ah Iskaashatooyinka ka dhisan gobolka Shabeelaha dhexe ayaa si rasmi ah ugu guuleysatey in buur weyn oo loogu talo galay ka hortago fatahaada webiga sameyso, kadib markii sanadkii hore uu qasaarooyin xoogan geystey. Iskaashatadan ayaa muruq iyo maskaxba isugu geeyey sidii ay isaga xeri lahaayeen webiga oo ay suuro gal tahay in xilliga Guga...

Fisheries

Fisheries Sector In part because Somalia has 3,025 kilometers of coastline, fishing was a sector with excellent economic potential. . A Somalia young man carries a fish on his head near the shores of Indian ocean in MogadishuFishing cooperatives in Somalia were first introduced as legal entities by the then military government, as part of the response, to rehabilitate drought stricken...

Golaha Wasiirada Oo Meel Mariyay Dib u Howlgelinta Iskaashatooyinka Soomaaliyeed

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo kulankan Warbixino looga Wasaaraddo kala duwan. Ugu horeyn, golaha Wasiirada ayaa cod u qaaday labo xubnood oo u sharaxnaa inay ka mid noqdaan guddiga talada ee Bankiga dhexe ee Soomaaliyeed (Board of the Bank), waxaana xubnahan soo gudbiyay...

Follow us

0FansLike
886FollowersFollow
4,987SubscribersSubscribe

Latest news